Waxaa maamulka Puntlanddiaspora forum ogeysiinayaa jaaliyadda reer Puntland ee UK in uu dhacaayo shir wada tashi oo ku saabsan ururka Puntlanddiaspora Forum UK.
Shirku wuxuu ka dhacayaa xaafada HAYES oo ku taala galbeedka London Malinta Sabtida

30.10.2010
Cinwaanka hoolka shirku waa sidan:
Botwell Green Leisure Centre Library
East avenue, Hayes UB3 3HW. Saacadu waa: 1pm to 5pm/13hours to 17 hours
5 min walk from Hayes and Harlington Station
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Mob: 07946225233
