Category | news

Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Britain Mudane Cabdiwali Maxamud Gurey With Ridwaan Xaaji Cabdiwali,Universal TV

Posted on 29 November 2011

Baaq-nabadeed: Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Britain Mudane Cabdiwali Maxamud Gureey, waxaa waraysiga la yeeshay Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ka tirsan Universal TV.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee UK oo warsaxaafadeed ka soo saarey xaalada abaaraha iyo macluusha ka jirta dalka Somalia

Posted on 01 August 2011

Gudoomiyaha Puntland Diaspora Forum-UK oo shir-jaraa’id ku qabtey xafiiskiisa London,ayaa ugu horeeyn wuxuu faahfaahin ka bixiyey xaaladda guud ee dalku ku suganyahay iyo abaarahu sideey u saameeyeen.Warsaxaafadeedka gudoomiyaha ayaa u dhignaa sidatan. Guud ahaanba Somaliya waxaa ka jira abaaro aad u xoogan,abaarahaasna waxaa sababey roob la’aan haysatay dalka muddo dheer,halkaas oo dallagii la beeran jirey [...]

Ogeysiis: Jaaliyadda Puntland ee UK

Posted on 29 October 2010

Waxaa maamulka Puntlanddiaspora forum  ogeysiinayaa  jaaliyadda reer Puntland ee UK in uu dhacaayo shir wada tashi oo ku saabsan ururka Puntlanddiaspora Forum UK. Shirku wuxuu ka dhacayaa xaafada HAYES oo ku taala galbeedka London Malinta Sabtida 30.10.2010 Cinwaanka  hoolka shirku waa sidan: Botwell Green Leisure Centre Library East avenue, Hayes UB3 3HW. Saacadu waa: 1pm to 5pm/13hours [...]

Gabdhaha Puntland oo Xaflad casho sharaf ah u sameeyey

Posted on 27 October 2010

Xaflad casho saharaf oo ay soo qaban qaqaabiyeen haweenka reer Puntland ee London ayaa habeenimadii xalay waxa ay ka dhacday hodheelka weyn ee Blue Ocean ee ku yaal galbeedka magaaladan