Category | events

Bogga Tacsida/ Ducada Prof. Cabdi Xasan Jimcaalle

Posted on 09 May 2012

Inaa lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday 07/05/2012-ka Prof. Cabdi Xasan Jimcaale oo ahaa Wasiirkii Dastuurka & arrimaha Federaalka ee dowlada Puntland. Inaa Li Laahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Prof. Jimcaale oo ku geeriyooday London Allaha u naxariistee Prof. Cabdi Xasan Jimcaalle ayaa ka mid ahaa Wasiiradii ugu [...]

Gabdhaha Puntland oo Xaflad casho sharaf ah u sameeyey

Posted on 27 October 2010

Xaflad casho saharaf oo ay soo qaban qaqaabiyeen haweenka reer Puntland ee London ayaa habeenimadii xalay waxa ay ka dhacday hodheelka weyn ee Blue Ocean ee ku yaal galbeedka magaaladan